Posts

Heshiiska Dekada Berbera --- Falanqayn Madax banaan.

Image
Afeef: Qoraalkan koobani waa mid madax banaan, si guud iyo si gaar ahbana u qiimaynaya heshiiska is fahan ee dhexmaray Dawladda Imaaradka Carabta iyo Dawladda Somaliland, sidoo kale qoraalkani waxa sal u ah qoraalka soo gaadhay qaybo ka mid ah bulshada Somaliland.[Qoraalka oo yara dheer ka raali noqo] Hordhac: Dekada Magaalada Berbera waa mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn ilaha dhaqaalaha ee somaliland leedahay, Dekadu waxay ku taalaa goob muhiim ah marka la eego khariiradda juquraafiyadeed ee Somaliland dhacdo, waxa intaasba ka sii wanaagsan, Dekadu waxay wax siin kartaa dadyow badan oo geeska afrika ku nool sida Somaliya iyo dal weynaha Itoobiya. Fursadaha ugu waaweyn ee Dekadu leedahay waxa ka mid ah in ay 80 milyan in ka badan ay fursad u haysto in ay wax kala soo dagi karaan, kuwaas ay dhaqaalahoodu xawli ku socod. Dekada waxa markii ugu horaysay dhisay Midawgii soofiyeeti, waxa isna mar danbe balaadhiyay waddanka Maraykanka. Dekadu dhaqaalaha soomaliland wax weyn...

Falanqaynta Qabyo-qoraalkii xubinimada Qaramada Midoobay loogu ogalaaday Soomalida (Former Italian Somaliland and British Somaliland). Q1aad

Image
Nuqul qabyo-Qoraal ah oo ka kooban 25 bog oo ay si wada jir ah u diyaariyeen dalalka Talyaaniga, boqortooyada ingiriiska iyo waqooyiga Ireland iyo waddanka Tuuniisiya {oo ahayd xubinta ugu matalaysay qabyo-qoraalkan qaarada afrika} ayaa si wada jira ugu gudbiyay Qabyo-qoraal 05/07/1960 Xubanaha golaha joogtada ah ee qaramada midoobay, qabyo-qoraalkan oo ay ujeedadiisu ahayd in xubinimada loo ogaalado waddanka cusub ee ku soo biiray khariirada qaarada afrika, waa Somalida middowdaye, oo ka kooban middowgii labadii waddan ee Italian Somaliland oo 10 sano qaramada midoobay ay dawlada Talyaaniga masuul uga dhigay inay barto habka dawladnimada iyo British Somaliland oo xornimada heshay 26 June 1960. Gudbinta qabyo-qoraalkani waxa uu ka danbeeyay codsi (Telegram) ah oo ka yimid Madaxweynaha uu qabyo-qoraalku ku sheegay Mid aan wali rasmi noqon (provisional president) Mudane Aadan Cabdulle Cismaan (AHN) ee dawlada Soomaaliya kuna taariikhaysan 01/07/1960 tixraaciisuna yahay S/4360....

Falanqaynta Qabyo-qoraalkii xubinimada Qaramada Midoobay loogu ogalaaday Soomalida (Former Italian Somaliland and British Somaliland). Q1aad

Image
Nuqul qabyo-Qoraal ah oo ka kooban 25 bog oo ay si wada jir ah u diyaariyeen dalalka Talyaaniga, boqortooyada ingiriiska iyo waqooyiga Ireland iyo waddanka Tuuniisiya {oo ahayd xubinta ugu matalaysay qabyo-qoraalkan qaarada afrika} ayaa si wada jira ugu gudbiyay Qabyo-qoraal 05/07/1960 Xubanaha golaha joogtada ah ee qaramada midoobay, qabyo-qoraalkan oo ay ujeedadiisu ahayd in xubinimada loo ogaalado waddanka cusub ee ku soo biiray khariirada qaarada afrika, waa Somalida middowdaye, oo ka kooban middowgii labadii waddan ee Italian Somaliland oo 10 sano qaramada midoobay ay dawlada Talyaaniga masuul uga dhigay inay barto habka dawladnimada iyo British Somaliland oo xornimada heshay 26 June 1960. Gudbinta qabyo-qoraalkani waxa uu ka danbeeyay codsi (Telegram) ah oo ka yimid Madaxweynaha uu qabyo-qoraalku ku sheegay Mid aan wali rasmi noqon (provisional president) Mudane Aadan Cabdulle Cismaan (AHN) ee dawlada Soomaaliya kuna taariikhaysan 01/07/1960 tixraaciisuna yahay S/4360. Co...

Qisadii Kunka Diinaar iyo damaaciga..!

Image
Mar kasta oo aad dhugato baalasha iyo bogga taariikhda dunida, mar kasta oo aad dabciga dadyawgii dunida soo maray dib ug fiirsto waxaad helaysaa qisooyin Cajab badan oo aan damaaciga ka madhnayn. Qisadan kooban waxaynu ku eegi doonaa nin damacu la galay xoolo nin kale leeyahay oo isu waalay dharkana u jeexjeexay sidii uu ku heli lahaa maalka ninkaas. Soomalida ayaa ku maahmaada " hebal waa xool cir doon" intuu kuwii dhulka dhaafay ayuu cirka damacu la koray, waxaan filayaa inay tahay sifayntii ama tilmaamidii ugu saraysay ee damaaciga lagu astayn lahaa, inta uu xoolihii dhulka oo dhan dhaafay ayuu doonay wixii cirka sare yaalay, alla ninku damaacisanaa, waxaan ku rajo weynahay in aanay jirin luuqad kale oo damaaciga sidaa u sifaysay in aanay jirin, waa arin u baahan daraasad qoto dheer in lagu sameeyo luuqada soomaliga iyo sifaynaha ay leedahay.     Qisadan waxa soo saaray Imam Al-Cajluuniyi kitaabkiisa "Al-fawaa'id Aldarariya" waxa sidoo kale...
What are the effects of democracy and authoritarianism on development? Paper Study This Essay paper is submitted in partial fulfillment of the Master of Arts Governance and leadership. Abdiqani Mohamed Egeh Introduction: Development is a hot issue in the academic debates, Scholars rise many academic questions relating to developments including the meaning of development? and why some countries developed and other underdeveloped? Does the political system like democracy and authoritarian bring in development? Does Democracy lead a development or does economic development first before democracy? These questions and many other academic questions surrounding the development issue are on the debate. Therefore this paper does not answer many of these questions but here I would like to present the effects caused by two prominent political systems of the world, Democracy and Authoritarianism.  In this short easy we would like to focus on ways of effects they had in devel...