WAARI MAYSID WAR HA KAA HADHO

"Falaqaynta Qaybo ka mid ah buug xiiso badan oo uu qoray Michael H.Hart’’ Sida ay tilmaaman Taariikhyahanada dunida badh badan oo ka mid ah in casir kasta oo aad nooshahay waxa agagaarkaaga ka dhacayaa ( tariikhdan maant) in ay la mid tahay bog ka mid ah bogagii tariikhdii adiga kaa horaysay, oo ay kaliya tahay buugii oo dib loo daabacay. Taas macaneed waxa weeyee in ay dunida soo mareen waxa badan oo ka mid ah waxa ka dhacay hada dunida muslimiinta, sidaas dareed dadka tariikhda dunida faaleeya ay tilmaamaya in dadkii dunida kaga tagay raad aan ilaa iyo hada go’in ay suurta gal tahay inay soo maraan dad u dhigma dadkaas oo leh sifooyinkii ay ku gaadheen inay ku mutaystaan in ay ka mid noqdaan dadka dunida ugu samaaynta badan, waayo bay leeyihiin waxa ay suugaanta caalimga qaybeheeda dahabiga ahi timaaman in aanay waxa kale qaban dadkan guulaystay ee kaliya ay u qaybtaan si kale duwan arimah, waa xikmada tidhaa “ winners don’t do different things, but they do thi...